{"product_id":"bisad-bogsan","title":"Bisad bogsan","description":"Celesse, the healer cat, is a highly respected member of the neighborhood. As the mistress's favorite cat, she spends lazy days in the warmth of the house.\u003cbr\u003eOne snowy night a mother hare rushes in, desperate for help. Reluctantly, the healer cat travels with her through a nighttime snowstorm and biting cold winds. In a dark forest, Celesse comes face-to-face with a scary surprise and is forced to gather her powers for the first time in a while. \u003cbr\u003e---\u003cbr\u003eSababtoo ah hibada Illaah siiyey,shoobto waa bisad aad looga sharfo deriska. Iyadoo qofka ay ugu jeceshahay ay tahay horjoogada, xiliyada ay firaaqada tahay waxay waqtigeeda ku qaadatay guriga.\u003cbr\u003eLaakiin wax yar kadib waxaa soo galay bakeylihii isagoo weydiisanayaa gargaar. Calaacalka badan darteed bisadii way diidi weysay, waxay dhexmareen dabeylo baraf ah . keyn mugdi dhexdeeda shoobto waxay weji kaweji ola kulantay wax layaab leh iyo waxaa lagu qasbay inay isu keento wixii awoodeeda ah.\u003cbr\u003eMarkuu habeenka dheer dhamaado safarka uu dhamaado, cadceedii ayaa soo baxda iyada oo aan qandicineynin keliya keynta xitaa qalbiga bisada daaweysada ah.","brand":"WickWick","offers":[{"title":"Default Title","offer_id":39776707248228,"sku":"9789523572775","price":31.95,"currency_code":"EUR","in_stock":true}],"url":"https:\/\/suomalainen-test.myshopify.com\/products\/bisad-bogsan","provider":"Suomalainen Test","version":"1.0","type":"link"}