{"product_id":"cawa-daran","title":"Cawa daran","description":"Arla colaadeed, ayay ku barbaartay. Iyada oo curdin ah, ayuu madfac agooneeyay. Col inkaaran oo dad-cun ah, ayay haddana ceesh la wadaagtay. Naf-la-cararku meel uu caada u noqday, oo ciirsi la’aantu ay caam ka noqotay, ayuu - Yusur - waayuhu ku helay.","brand":"Ahmed Sheikhdahir","offers":[{"title":"Default Title","offer_id":32431834202212,"sku":"9789198046908","price":30.95,"currency_code":"EUR","in_stock":true}],"url":"https:\/\/suomalainen-test.myshopify.com\/products\/cawa-daran","provider":"Suomalainen Test","version":"1.0","type":"link"}