{"product_id":"suulgooskii-howl-karka-ahaa-1","title":"Suulgooskii howl karka ahaa","description":"Collin suulgooyihii, qofka ugu xirfadda badan xaga dhismaha ee bariga wabiga, weligiis kama baaqsan inuu caawiyo saaxiibadii. Kadib isbuuc shaqo badan weli beertii quruxda badnayd uu ku riyoonayay ma dhameyn, qoyskii firfircoonaa ee kalluunka ayaa la wareegay goobtii dhismaha. \u003cbr\u003eCollin oo daalan ayaa waxa uu isku daboolay bustihii ee na diiday inuu feedo daahii. Collin saaxiibadii way ku wareereen. Shir deg deg ah ayaa la qabtay. Waa xiligii saaxiibada ay tallaabo qaadi lahaayeen.","brand":"WickWick","offers":[{"title":"Default Title","offer_id":51450564772187,"sku":"9789523259942","price":19.95,"currency_code":"EUR","in_stock":true}],"thumbnail_url":"\/\/cdn.shopify.com\/s\/files\/1\/0048\/8207\/1652\/files\/9789523259942_1-suulgooskii-howl-karka-ahaa_afd3a74a-781e-4a1e-8ca7-6e3fc467107e.jpg?v=1759486888","url":"https:\/\/suomalainen-test.myshopify.com\/products\/suulgooskii-howl-karka-ahaa-1","provider":"Suomalainen Test","version":"1.0","type":"link"}